Maraykanka oo qoranaya magacyada dadka kasoo horjeeda go’aankiisa Qudus iyo Trump oo u hanjabay dalalka …

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay diiwaangashan doonto shaqsiyaadka iyo dalalka kasoo horjeedsada go’aanka ay ka gaartay arrimaha Qudus. Hadalkan ayaa waxa uu soo baxay kadib codka la filayo in go’aankaas lagu dhaleeceeyo kadib kulan maanta yeelanayaan Golaha Loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay. Wakiilka Maraykanka ee Golaha Ammaanka Nikki Haley ayaa dalalka xusuusisay in madaxweyne … Continue reading Maraykanka oo qoranaya magacyada dadka kasoo horjeeda go’aankiisa Qudus iyo Trump oo u hanjabay dalalka …